Shir u Dhaxeeya Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya iyo kuwa Maamulada oo furmay (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shir u dhaxeeya wasaaradda Maaliyadda xukuumada federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada dalka, kaddib go’aankii dhawwaan kasoo baxay wasiiradda maaliyadda dowlad goboleedyada. Shirkan magaalada Muqdisho ka furmay ayaa looga hadlayaa nidaamka maaliyadda dalka iyo sidii xal looga gaari lahaa khilaafka soo kala dhax galay wasiirka cusub ee maaliyadda Soomaaliya … Continue reading Shir u Dhaxeeya Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya iyo kuwa Maamulada oo furmay (Sawirro)